Friday, May 24th, 2013

Tababare Allegri’Kooxda weydiiya inaan Sii joogayo Shaqada

Published on October 27, 2012 by   ·   No Comments

Codkabulshada Media Network Sports Macalinka kooxda Ac Milan Massimiliano Allegri ayaa isku dayaya inuu mar kale sii fadhiyo kursiga keydka kooxda Ac Milan kadib markii guul darro uu kala kulmay koobka horyaalada naadiyada yurub.

 

 

Ac Milan ayaa mar kale guul darro la kulantay kadib markii ay guul darrio 1-0 ah ugu badisay kooxda Malaga oo xilligaan wac daro ka dhigayso koobkan.

Kooxda Milan ayaa laga badiyay 6 jeer 11 kulan oo xilligaan ay ciyaartay waxayna kaalin hoose kaga jirtaa horyaalka dalkeeda Talyaaniga waxaana ay guul darro kala kulmaysaa ciyaaraha yurub.

“qeybtii hore waxaa qalad ah ma samayn laakin markii lagu soo laabtay qeybta dambe ayaa dhacday qaladaad badan kadib markii aan fursado helnay kana faa’iidayn waayeen ciyaaryahanada kooxdeena ayuu yiri Massimiliano Allegri.

Massimiliano Allegri ayaa sheegay inuu ka naxay shaxda cusub 3-4-3 uu kula ciyaaray kooxda Malaga kulankan laakin uu ku guul daraystay.

“shaxdan 3-4-3 waa markii ugu horeysay oo aan ciyaarno waxa filayay inaan ku guulaysan karno laakin daafaceena ayaa liitay ayuu intaa ku daray Tababare Massimiliano Allegri.

Tababare Massimiliano Allegri ayaa waxaa saaran oo haysta cadaadis weyn wararka qaarna waxay sheegayaan in la ceyrinaayo saacadaha soo aadan waxaana kooxda si ku meel gaar ah u sii hayn doonna hadii la ceyriyo Massimiliano Allegri ku xigeenka tababare ee kooxda Ac Milan Mauro Tassotti.

“Guddoomiyaha wuu I wacay Maanta wuxuna ii shegay in xilli adag ay kooxda ku jirto ugu horeeyn waa gartay waxa uu iga rabo waa inaan dib kooxda ugu soo celiyo tartanka guulaha taasna waa samayn doona wa u sheegay ayuu mar kale yiri Massimiliano Allegri.

“walli waxaa ku jirnaa kaalinta 2-aad ee Guruubkeena koobka horyaalada yurub waana inaan diiradda saarna kulanka Genoa oo todobadkan ceyrisay tababare Gigi Del Neri ayuu ku nuux nuuxsaday Macalin Massimiliano Allegri.

Massimiliano Allegri oo la waydiiyay inuu sii ahaanayo tababaraha kooxda Ac Milan kulanka Sabtida ayuu ku jawaabay weydiiya kooxda inaan aniga sii ahaan doonno tababaraha kooxda Milan,waana ka niyad jabsanahay natiijooyinka kooxda Milan ay la kulmayso mana ahan boos ay u qalanto Milan ayuu hadalkiisa kusoo gabo gabeeyay tababare Massimiliano Allegri oo horyaalk u qaaday Ac Milan sanadkisa ugu horeeyay.

Readers Comments (0)




SIRTA -NOLOSHA

migrationsverket-somaliska

Sweden Oo Sharciyada U Diiday Dad Sheeganaya In Ay Ka Baxeen Diinta Islaamka Qateyna Diinta Kiristaanka (Daawo Muuqaalkan Naxdinta Leh)!

April, 16, 2013
SUBXAANALLAH Magangalyo doon ka soo jeeda wadanka Iraan ayaa ...
PSY_Swedish_man_reading_Somali_JUMA_KHUT_89634205_thumbnail

Daawo Nin Swedish Ah Oo Hadana Caddaan Ah Oo Qudbo Jimco Af Soomali Ku Soo Jeediyay!

April, 15, 2013
MASHA ALLAH "Horaa Maah Maah U Tiri Nin Aduun ...
531594_4817939095537_2145562898_n

Gabar Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Toronto Ee Dalka Canada(Daawo Muuqaal+Warbixin)

March, 24, 2013
Haweeney Soomaali ah oo ku noolayd dalka Canada ...
v3

DAAWO: Haweeney Soomaali Ah Oo Lesbian Ah Oo Si Xun U Dishay Hooyadii Dhashay Naagti Ay Isqabeen

March, 20, 2013
"XASBIYA ALLAHU WA NICMAL WAKIIL" Haweeney Soomaali ah oo ...
swahiligal

Naag Kenyaanti Ah Oo Ka Hadleeso Diinta Muslimka Waxa Ku Kalifay In Ay Qaadato “Daawo”

March, 20, 2013
Nagtaan  kayeentiga ah ayaa mudo dheer waxay heesatay ...
shiishad-150x150

Daawo Muuqaal Aad & Aad Looga Naxo Haweenka Soomaaliyeed Ee Shiishada Isticmaala Oo Kusoo Badanaya Nayroobi.

March, 18, 2013
Waxaan halkaan idin kugu gudbinayna muuqaal runti ah ...
download

DAAWO MUUQAALKA:-Fadeexadii Ugu Xumeyd Iyo Dhaqan Aan Lagu Aqoon Soomalida Ay Ku Kacayan Ciidamo Ka Tirsan Dowlada!!!

March, 14, 2013
Video Muuqaal ah ayaa laga helay koox ka ...

“Daawo” Sawirka Maanta Iyo Fikradii Amin Arts & Dhamaan Bahda Saxaafada

March, 5, 2013
asdfh

“DAAWO” MUUQAAL Naxdin Leh Nin Xaaskiisii Hore Oo 3-Caruur Ah Uheyso Mindi Nafta Kaga Qaadi Rabay Kadib Markii Aay Diiday In Aay Isku Soo laabtan.!!!

March, 5, 2013
Sida aay Sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Burco ...
soomaaliya

Maxaa isku xalin lanahay maadaama aynu isku Af-nahay iskuna Diin-nahay

January, 18, 2013
Akhiyaarta aynu jecelnahayoow maanta waxaan maqaalkeenaan ku soo ...

raadi