Wednesday, May 22nd, 2013

Ciyaaro Xiiso Badan Oo Dhacay Iyo Chelsea Oo Laga Badiyay

Published on October 24, 2012 by   ·   No Comments

Codkabulshada Media Network (Muqdisho)Koobka Ciyaaraha naadiyada Yurub ee Champion legue ayaa caawa la ciyaaray waxaana Cawa Ugu Xiisa badnaa ciyaarihii dhacay Kooxda Man Utd Ayaa waxaa ay garoonkeeda ku qaabishay kooxda Barga waxaana ciyaarta qaybtii hore hogaanka u hayay kooxda Braga oo muuqatay inay ka awood badnaatay Utd balse waxaana qaybtii hore ciyaarta hogaanka hayay Braga 1-2,markii la isku soo noqday ayaa waxaa isbadal laga arkay Man oo Ugu badashay kooxda braga 3-2 oo guusha ay ku raacday Man Utd.

 

 

Waxaana xidiga caawa ciyaarta qaatay Harnandez Oo dhaliyay laba gool oo ka mid ah goolshada kooxda Man Utd ku badisay waxaana Groupkaas haya Manchestar Utd Ciyaarta ayaa xamaasad lahayd markii hogaanka ay heysay kooxda braga oo ku raaxeysatay qaybtii hore ee ciyaarta.

Well,ciyaaraha kale ee caawa dhacay waxaa ka mid ahaa kooxda Chelsea waxay kulan adag la qaadatay Naadiga Shakhtar oo ka dhisan dalka Ukrain waxaana la joogay garoonka kooxda Shakhtar ciyaarta ayaa waxaa laga tirtiray Chelsea waxaana Taas laga arki karaa Qaybtii Hore ee ciyaarta ayaa Chelse laga dhaliyay Laba gool oo is xiga kalana qurux badan waxaana lagu kala nastay 2-0.

Markii la isku soo noqday waxaa la arki karay Chelsea oo isku dayday in ay keento Golal balse difaaca kooxda Shakhtar ayaa waxaa ay diffaacanayen goolasha labada ah ee ciyaarta ay ku hogaaminayeen ciyaarta markii ay mareysay gabagabo ayaa Oscar u dhaliyay Chelsea Goolka Calanka waxaana ciyaarta ku badiysay Kooxda Shakhtar 2-1 guuul daradan Chelsea waxay uga dhigan tahay Mid Xun maxaa yeelay Hada Waxaa u taala shaqo badan waxaana ay heysta Hal badis.

Barcelona Caawa waxaa Dhuunta u gashay oo Dhaq-dhaqaaq u diiday Kooxda Celtic oo marti Ku Ahayd Camp New waxaana Qaybtii Hore ee ciyaarta la arki karay ciyaartoyda Barcelona oo is waayay O midba meel Ordayo waxaana ciyaartoyda Celtic u suuto gashay in ay la yimaadan Gool Qurux badan Qaybtii Hore ee ciyaarta taasi oo hogaanka u dhiibtay Muddo Daqiiqado ku siman qaybtii hore ciyaarta Celtic Balse Iniesta ayaa ka soo dhexqaaday daqiiqadii ugu danbeysay ee Qaybtii hore ee ciyaarta waxaana lagu kala nastay qaybtiihore ciyaata 1-1 Ciyaaryahan Alpa ayaa mar laga samray Guul waxaa uu Niyada Taageerasha barcelona kor u soo qaaday Daqiiqadii 90 ee Dhamaadkii ciyaarta.

Kooxda Munchen ayaa hal gool ku dardartay Lille oo dalka France ay ku booqatay waxaana Goolka kaliya ay ku badisay uu ahaa Gool ku laad ama Recore uu laaday Xidigooda Muller waxaana ciyaarahani dhamaantood ay ahaayen Ciyaaraha Koobka Champion Legue waxaana jira Ciyaaro kale oo habeen danbe dhici doona.

Readers Comments (0)




SIRTA -NOLOSHA

migrationsverket-somaliska

Sweden Oo Sharciyada U Diiday Dad Sheeganaya In Ay Ka Baxeen Diinta Islaamka Qateyna Diinta Kiristaanka (Daawo Muuqaalkan Naxdinta Leh)!

April, 16, 2013
SUBXAANALLAH Magangalyo doon ka soo jeeda wadanka Iraan ayaa ...
PSY_Swedish_man_reading_Somali_JUMA_KHUT_89634205_thumbnail

Daawo Nin Swedish Ah Oo Hadana Caddaan Ah Oo Qudbo Jimco Af Soomali Ku Soo Jeediyay!

April, 15, 2013
MASHA ALLAH "Horaa Maah Maah U Tiri Nin Aduun ...
531594_4817939095537_2145562898_n

Gabar Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Toronto Ee Dalka Canada(Daawo Muuqaal+Warbixin)

March, 24, 2013
Haweeney Soomaali ah oo ku noolayd dalka Canada ...
v3

DAAWO: Haweeney Soomaali Ah Oo Lesbian Ah Oo Si Xun U Dishay Hooyadii Dhashay Naagti Ay Isqabeen

March, 20, 2013
"XASBIYA ALLAHU WA NICMAL WAKIIL" Haweeney Soomaali ah oo ...
swahiligal

Naag Kenyaanti Ah Oo Ka Hadleeso Diinta Muslimka Waxa Ku Kalifay In Ay Qaadato “Daawo”

March, 20, 2013
Nagtaan  kayeentiga ah ayaa mudo dheer waxay heesatay ...
shiishad-150x150

Daawo Muuqaal Aad & Aad Looga Naxo Haweenka Soomaaliyeed Ee Shiishada Isticmaala Oo Kusoo Badanaya Nayroobi.

March, 18, 2013
Waxaan halkaan idin kugu gudbinayna muuqaal runti ah ...
download

DAAWO MUUQAALKA:-Fadeexadii Ugu Xumeyd Iyo Dhaqan Aan Lagu Aqoon Soomalida Ay Ku Kacayan Ciidamo Ka Tirsan Dowlada!!!

March, 14, 2013
Video Muuqaal ah ayaa laga helay koox ka ...

“Daawo” Sawirka Maanta Iyo Fikradii Amin Arts & Dhamaan Bahda Saxaafada

March, 5, 2013
asdfh

“DAAWO” MUUQAAL Naxdin Leh Nin Xaaskiisii Hore Oo 3-Caruur Ah Uheyso Mindi Nafta Kaga Qaadi Rabay Kadib Markii Aay Diiday In Aay Isku Soo laabtan.!!!

March, 5, 2013
Sida aay Sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Burco ...
soomaaliya

Maxaa isku xalin lanahay maadaama aynu isku Af-nahay iskuna Diin-nahay

January, 18, 2013
Akhiyaarta aynu jecelnahayoow maanta waxaan maqaalkeenaan ku soo ...

raadi