AC Milan oo la imaan doonta January Goolhaye Hugo Lloris
Published on October 22, 2012 by admin · No Comments
AC Milan oo dhinac kasta bukaan ka ah sanadkan ayaa waxaa ay doonaysaa inay dhaydo ama ay iska dawayso dhanka Goolhayaha oo dhibaato ay ka haysato.
Oday Da’da ay hayso ayaa goolhaye u ah Milan taas oo ay u si dheertahay dhaawacyo la soo darsay.
AC Milan ayaa bartilmaameed ka dhigatay Goolhayaha koowaad ee Xulka France kursiga kaydkana ugu jira Mararka qaar Tottenham Hugo Lloris’.
Goolhaya France ayaa todobaadkan kursiga kayd ka fiirsanayay Ciyaarta kulanka Darby London ee Chelsea ay ku gal galatay kooxda Tottenham.
Milan ayaa xooga saari doonta marka uu Suuqa kala iibsiga furmo inay ka soo saxiixato Goolhayaha White Hart Lane aan saldhigan ee Hugo Lloris’.
SIRTA -NOLOSHA
April, 16, 2013
SUBXAANALLAH
Magangalyo doon ka soo jeeda wadanka Iraan ayaa ...
April, 15, 2013
MASHA ALLAH
"Horaa Maah Maah U Tiri Nin Aduun ...
March, 24, 2013
Haweeney Soomaali ah oo ku noolayd dalka Canada ...
March, 20, 2013
"XASBIYA ALLAHU WA NICMAL WAKIIL"
Haweeney Soomaali ah oo ...
March, 20, 2013
Nagtaan kayeentiga ah ayaa mudo dheer waxay heesatay ...
March, 18, 2013
Waxaan halkaan idin kugu gudbinayna muuqaal runti ah ...
March, 14, 2013
Video Muuqaal ah ayaa laga helay koox ka ...
March, 5, 2013
March, 5, 2013
Sida aay Sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Burco ...
January, 18, 2013
Akhiyaarta aynu jecelnahayoow maanta waxaan maqaalkeenaan ku soo ...