Saturday, May 18th, 2013

Madaxweynaha Soomaaliya oo xubinimadii barlamaanka banayey

Published on December 3, 2012 by   ·   No Comments

Codkabulshada Media Network (Muqdisho)Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa baneeyay xubinimadii Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana la sheegay in booskiisa loo dhaariyey xildhibaan kale oo cusub, kaas oo la sheegay inuu bedelayo booskii xildhibaaniimo ee uu baneeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

 

 

 

Kulan uu shalay Baarlamaanka Soomaaliya yeesshay, isla markaasn uu shir gudoominayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa lagu dhaariyey xubin cusub oo bedelaysa xubinnimadii Baarlamaanka ee uu madaxweynuhu baneeyay, waxaana xubinnimadaasi Baarlamaanka shalay loo dhaariyey nin lagu magacaabo Cabdulaahi Xaaji Cali Gadafey.

Xildhibaanka la dhaariyey shalay oo lagu magacaabo Cabdulaahi Xaaji Cali Gadafey ayaa ka soo jeeda beesha Waceysle Abgaal gaar ahaan jufada Absuge.

Readers Comments (0)




SIRTA -NOLOSHA

migrationsverket-somaliska

Sweden Oo Sharciyada U Diiday Dad Sheeganaya In Ay Ka Baxeen Diinta Islaamka Qateyna Diinta Kiristaanka (Daawo Muuqaalkan Naxdinta Leh)!

April, 16, 2013
SUBXAANALLAH Magangalyo doon ka soo jeeda wadanka Iraan ayaa ...
PSY_Swedish_man_reading_Somali_JUMA_KHUT_89634205_thumbnail

Daawo Nin Swedish Ah Oo Hadana Caddaan Ah Oo Qudbo Jimco Af Soomali Ku Soo Jeediyay!

April, 15, 2013
MASHA ALLAH "Horaa Maah Maah U Tiri Nin Aduun ...
531594_4817939095537_2145562898_n

Gabar Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Toronto Ee Dalka Canada(Daawo Muuqaal+Warbixin)

March, 24, 2013
Haweeney Soomaali ah oo ku noolayd dalka Canada ...
v3

DAAWO: Haweeney Soomaali Ah Oo Lesbian Ah Oo Si Xun U Dishay Hooyadii Dhashay Naagti Ay Isqabeen

March, 20, 2013
"XASBIYA ALLAHU WA NICMAL WAKIIL" Haweeney Soomaali ah oo ...
swahiligal

Naag Kenyaanti Ah Oo Ka Hadleeso Diinta Muslimka Waxa Ku Kalifay In Ay Qaadato “Daawo”

March, 20, 2013
Nagtaan  kayeentiga ah ayaa mudo dheer waxay heesatay ...
shiishad-150x150

Daawo Muuqaal Aad & Aad Looga Naxo Haweenka Soomaaliyeed Ee Shiishada Isticmaala Oo Kusoo Badanaya Nayroobi.

March, 18, 2013
Waxaan halkaan idin kugu gudbinayna muuqaal runti ah ...
download

DAAWO MUUQAALKA:-Fadeexadii Ugu Xumeyd Iyo Dhaqan Aan Lagu Aqoon Soomalida Ay Ku Kacayan Ciidamo Ka Tirsan Dowlada!!!

March, 14, 2013
Video Muuqaal ah ayaa laga helay koox ka ...

“Daawo” Sawirka Maanta Iyo Fikradii Amin Arts & Dhamaan Bahda Saxaafada

March, 5, 2013
asdfh

“DAAWO” MUUQAAL Naxdin Leh Nin Xaaskiisii Hore Oo 3-Caruur Ah Uheyso Mindi Nafta Kaga Qaadi Rabay Kadib Markii Aay Diiday In Aay Isku Soo laabtan.!!!

March, 5, 2013
Sida aay Sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Burco ...
soomaaliya

Maxaa isku xalin lanahay maadaama aynu isku Af-nahay iskuna Diin-nahay

January, 18, 2013
Akhiyaarta aynu jecelnahayoow maanta waxaan maqaalkeenaan ku soo ...

raadi