Saturday, May 25th, 2013

Dibadbax Lagu Taageeriyo Qaadista Isbaarooyinka Oo Ka Socda Magaalada Muqdisho

Published on December 3, 2012 by   ·   No Comments

Codkabulshada Media Network (Muqdisho)Dibadbax balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen qeybaha bulshada ku nool magaalada Muqdisho lagulan tageerayo go’aankii dhawan madaxweynaha dowladda Soomaaliya uu ka qaatay isbaarooyinkii yaalay magaalada ayaa ka dhacay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

 

 

 

 

Gaar ahaan isku soo baxan ayaa ka dhacay degmada C/siis garoonka Ex-luujino , halkaasoo ay isugu tageen dadweyne ka kala yimid xaafaddaha ay ka kooban tahay caasimada.

Dadka isku soo baxa ka qeyb-qaadanaya ayaa sitay boorar ay ku qoran yihiin hal ku dhagyo ay ku taageersan yihiin bur burinta jidgooyooyinkii yaala magaalada Muqdisho oo maalmihii ugu danbeeyay ay ku howlanaayeen ciidamada nabad-galyada.

Goobta uu dibadbaxu ka dhacayo ayaa amaanka siweyn loo adkeeyay waxaana nabad-galyada sugayay ciidamo isugu jira baliis iyo nabad-sugida dowladda Soomaaliya.

Waxaa lagu wadaa n xubno ka mid ah maamulka gobolka Banaadir iyo xukuumadda ay hadalo u jeediyaan dadka mudaaharaadka ka soo qeybgalay.

Dibadbaxan maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho ayaa qeyb ka ah dibadbaxyo labadii cisho ee la soo dhaafay ka socday qeybo ka mid ah caasimada Muqdisho, inkastoo kan maanta uu ka dad badnaa kuwii ka horeeyay.

Readers Comments (0)




SIRTA -NOLOSHA

migrationsverket-somaliska

Sweden Oo Sharciyada U Diiday Dad Sheeganaya In Ay Ka Baxeen Diinta Islaamka Qateyna Diinta Kiristaanka (Daawo Muuqaalkan Naxdinta Leh)!

April, 16, 2013
SUBXAANALLAH Magangalyo doon ka soo jeeda wadanka Iraan ayaa ...
PSY_Swedish_man_reading_Somali_JUMA_KHUT_89634205_thumbnail

Daawo Nin Swedish Ah Oo Hadana Caddaan Ah Oo Qudbo Jimco Af Soomali Ku Soo Jeediyay!

April, 15, 2013
MASHA ALLAH "Horaa Maah Maah U Tiri Nin Aduun ...
531594_4817939095537_2145562898_n

Gabar Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Toronto Ee Dalka Canada(Daawo Muuqaal+Warbixin)

March, 24, 2013
Haweeney Soomaali ah oo ku noolayd dalka Canada ...
v3

DAAWO: Haweeney Soomaali Ah Oo Lesbian Ah Oo Si Xun U Dishay Hooyadii Dhashay Naagti Ay Isqabeen

March, 20, 2013
"XASBIYA ALLAHU WA NICMAL WAKIIL" Haweeney Soomaali ah oo ...
swahiligal

Naag Kenyaanti Ah Oo Ka Hadleeso Diinta Muslimka Waxa Ku Kalifay In Ay Qaadato “Daawo”

March, 20, 2013
Nagtaan  kayeentiga ah ayaa mudo dheer waxay heesatay ...
shiishad-150x150

Daawo Muuqaal Aad & Aad Looga Naxo Haweenka Soomaaliyeed Ee Shiishada Isticmaala Oo Kusoo Badanaya Nayroobi.

March, 18, 2013
Waxaan halkaan idin kugu gudbinayna muuqaal runti ah ...
download

DAAWO MUUQAALKA:-Fadeexadii Ugu Xumeyd Iyo Dhaqan Aan Lagu Aqoon Soomalida Ay Ku Kacayan Ciidamo Ka Tirsan Dowlada!!!

March, 14, 2013
Video Muuqaal ah ayaa laga helay koox ka ...

“Daawo” Sawirka Maanta Iyo Fikradii Amin Arts & Dhamaan Bahda Saxaafada

March, 5, 2013
asdfh

“DAAWO” MUUQAAL Naxdin Leh Nin Xaaskiisii Hore Oo 3-Caruur Ah Uheyso Mindi Nafta Kaga Qaadi Rabay Kadib Markii Aay Diiday In Aay Isku Soo laabtan.!!!

March, 5, 2013
Sida aay Sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Burco ...
soomaaliya

Maxaa isku xalin lanahay maadaama aynu isku Af-nahay iskuna Diin-nahay

January, 18, 2013
Akhiyaarta aynu jecelnahayoow maanta waxaan maqaalkeenaan ku soo ...

raadi