Monday, May 20th, 2013

Abidkaa ha yeelin ruux dumar ah inay kuu sheegto shan waxyaaboon bal maxey yahiin arrimahaasi

Published on December 2, 2012 by   ·   2 Comments

Dumarka ayaa badana sheega kalmado aanay u arag inay been yihiin, balse shucuurtoodu ka keento, taasoo badana lagu tilmaamo dumarku inay xagga jacaylka u khiyaamo badan yihiin, balse waxa beenaha qaar u galaan siday u badbaadin lahayd xidhiidhkay saygeeda la leedahay amma qofka jecel iyada ee aanay doonayn inay runta u sheegto si aannu uga tegin.

Beenahay sheegaan haweenku waxa ka mid ah lixdan kalmadood ee soo socda:-

1. Kuma Xiiseeyo

Dumarku qofkay jeceshahay ee ay ka cadhaysan tahay waxay aamintan tahay inay iska adkayso, sidaa darteedna waxay inta badan ku tidhaa kalmado ay ka muuqdaan inaanay wax dan ah ka lahayn si ay u soo jiidato, waxaanay badana si dheel dheel ah ugu tidha ninyaw imaad cajibin, waana kalmado ka mid ah beenaha ragga jecel ay u sheegaan haweenku.

2. Aad baa u qurux badan tahay

Haddii aad dhab ahaantii ninaw qurux badan tahay, dumarku sidaas kuuma sheegayaan, balse waxay ku tusaysa inay iyadu qurux badan tahay, laakiin haddii ay kugu tidha kalmadan, waxa arrin aan runi ku jirin oo ay kugu dheel dheelayso, waxna kuu qarinayso amma ka damacsan tahay waxyaabo khaas ah.

3. Daacadnimadaadan qaadanaya

Kalmadan waxay haweenku meesha keenaan markay ragga weydiiyaan su?aalo ay ka mid tahay; sideen kuula eegahay, ma qurux badanahay, miyaan buuranahay?

Waana dabin ay wax ku ogadaan, haddii aad u jawaabto iyo haddii aad ka aamustaba waa kalmado beena oo ay wax ku badhaan, runta waa inaanay daacadnimadaada qaadanayn, saabtoo ah haddii aad in yar oo beena u sheegto si fudud bay kuu qabanaysa, waanad kashifmaysa.

4. Maseertooy Maahi

Waxa laga yaba dhab ahaantii inay tahay gabadh aad u hinaasiyada, kana xanaaqda markaad eegto qayrkeed amma aad saaxiibada in badan waqtiga la qaadato, mararka qaarna hinaasuhu waxaaba la yidha xidhiidhka wuu adkeeya haddii sida uu yahay loo qaato, halka waqtiyada qaarna uu cadow ku yahay jacaylka, balse haddii gabadhu kuu sheegato inaanay hinaasiyad ahayn, waxa ku duugan inay aad u hinaasiyad tahay, sababtoo ah dumarku ma jecla in la ogaado xadiga hinaasahoodu gaadhsiisan yahay.

5. Waligay qof kula barbardhigi maayo

Waa kalmadaha ugu badan ee haweenku sayadooda ku mededaaliyaan amma qofka xidhiidhka jacayl ka dhaxeeyo, sidaa darteed, waxa hubaal ah haddii xidhiidhkiinu dhammaado inay qof kale nolosha la qaadanayso, waana arrin dhacda oo xaqiiq ah, balse kalmadan waa miday jacaylka ku xoojiyaan, runa ka ah markay kula joogaan, balse xagga dambe ka burta.

Abdifitaah Ali
Baadidoonsom”gmail.com

Readers Comments (2)

  1. xasan says:

    Waa siyaasadda dumarka

  2. xamza says:

    waad kabax sateen saad igu sheekeeseen dumarka kolay aniga wax baan lafahmay




SIRTA -NOLOSHA

migrationsverket-somaliska

Sweden Oo Sharciyada U Diiday Dad Sheeganaya In Ay Ka Baxeen Diinta Islaamka Qateyna Diinta Kiristaanka (Daawo Muuqaalkan Naxdinta Leh)!

April, 16, 2013
SUBXAANALLAH Magangalyo doon ka soo jeeda wadanka Iraan ayaa ...
PSY_Swedish_man_reading_Somali_JUMA_KHUT_89634205_thumbnail

Daawo Nin Swedish Ah Oo Hadana Caddaan Ah Oo Qudbo Jimco Af Soomali Ku Soo Jeediyay!

April, 15, 2013
MASHA ALLAH "Horaa Maah Maah U Tiri Nin Aduun ...
531594_4817939095537_2145562898_n

Gabar Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Toronto Ee Dalka Canada(Daawo Muuqaal+Warbixin)

March, 24, 2013
Haweeney Soomaali ah oo ku noolayd dalka Canada ...
v3

DAAWO: Haweeney Soomaali Ah Oo Lesbian Ah Oo Si Xun U Dishay Hooyadii Dhashay Naagti Ay Isqabeen

March, 20, 2013
"XASBIYA ALLAHU WA NICMAL WAKIIL" Haweeney Soomaali ah oo ...
swahiligal

Naag Kenyaanti Ah Oo Ka Hadleeso Diinta Muslimka Waxa Ku Kalifay In Ay Qaadato “Daawo”

March, 20, 2013
Nagtaan  kayeentiga ah ayaa mudo dheer waxay heesatay ...
shiishad-150x150

Daawo Muuqaal Aad & Aad Looga Naxo Haweenka Soomaaliyeed Ee Shiishada Isticmaala Oo Kusoo Badanaya Nayroobi.

March, 18, 2013
Waxaan halkaan idin kugu gudbinayna muuqaal runti ah ...
download

DAAWO MUUQAALKA:-Fadeexadii Ugu Xumeyd Iyo Dhaqan Aan Lagu Aqoon Soomalida Ay Ku Kacayan Ciidamo Ka Tirsan Dowlada!!!

March, 14, 2013
Video Muuqaal ah ayaa laga helay koox ka ...

“Daawo” Sawirka Maanta Iyo Fikradii Amin Arts & Dhamaan Bahda Saxaafada

March, 5, 2013
asdfh

“DAAWO” MUUQAAL Naxdin Leh Nin Xaaskiisii Hore Oo 3-Caruur Ah Uheyso Mindi Nafta Kaga Qaadi Rabay Kadib Markii Aay Diiday In Aay Isku Soo laabtan.!!!

March, 5, 2013
Sida aay Sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Burco ...
soomaaliya

Maxaa isku xalin lanahay maadaama aynu isku Af-nahay iskuna Diin-nahay

January, 18, 2013
Akhiyaarta aynu jecelnahayoow maanta waxaan maqaalkeenaan ku soo ...

raadi