Friday, May 24th, 2013

Wafdi uu hogaaminayey wasiirka arriamaha gudaha oo gaaray magaalada Baledweyne ee xarunta Gobollka Hiiraan

Published on November 29, 2012 by   ·   No Comments

Codkabulshada Media Network (Baledweyne)Wafdi ka socday dowladda federaalka Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa kulamo la qaatay maamulka gobolka, kan degmada iyo odayaasha gobolka Hiiraan.

 

 

 

Wafdiga oo uu hogaaminayey wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa waxaa xubnihiisa ka mid ahaa wasiirka kheyraadka dalka Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo saddex xildhibaan oo ka soo jeeda kuwa gobolka Hiiraan, waxaana intii ay joogeen ay kulamo la yeesheen qeybaha kala duwan ee magaalada B/weyne oo ay kala hadleen xoojinta ammaanka.

Wafdigu wuxuu sheegay in ujeeddada socdaalkiisa uu la xiriiro sidii loo adkeyn lahaa ammaanka magaalada Beledweyne, loona qabsan lahaa degmooyinka gobolka Hiiraan ee ay weli joogto Al-Shabaab, wafdigu wuxuu booqday dugsiga tababarka ciidanka oo ay hadda AMISOM ku tababareyso ciidamo boolis ah oo gaaraya 100-askari, halkaas oo uu wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka kula hadlay ciidanka la tababarayo, kuna dhiirrigeliyey inay isku diyaariyaan difaaca dalka iyo sugiddda amniga.
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdifataax Xasan Afrax ayaa sheegay inuu wafdigu ka qeybgalay tacsi loo samaynayay Guddoomiyihii golaha dhaqanka gobolka Hiiraan oo doraad rag hubaysan ay ku toogteen Beledweyne, iyadoo sidoo kale wafdiga uu la socday abaalduuliyaha ciidamada AMISOM oo sheegay in la dardargelin doono amaanka magaalada B/weyne.

Readers Comments (0)




SIRTA -NOLOSHA

migrationsverket-somaliska

Sweden Oo Sharciyada U Diiday Dad Sheeganaya In Ay Ka Baxeen Diinta Islaamka Qateyna Diinta Kiristaanka (Daawo Muuqaalkan Naxdinta Leh)!

April, 16, 2013
SUBXAANALLAH Magangalyo doon ka soo jeeda wadanka Iraan ayaa ...
PSY_Swedish_man_reading_Somali_JUMA_KHUT_89634205_thumbnail

Daawo Nin Swedish Ah Oo Hadana Caddaan Ah Oo Qudbo Jimco Af Soomali Ku Soo Jeediyay!

April, 15, 2013
MASHA ALLAH "Horaa Maah Maah U Tiri Nin Aduun ...
531594_4817939095537_2145562898_n

Gabar Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Toronto Ee Dalka Canada(Daawo Muuqaal+Warbixin)

March, 24, 2013
Haweeney Soomaali ah oo ku noolayd dalka Canada ...
v3

DAAWO: Haweeney Soomaali Ah Oo Lesbian Ah Oo Si Xun U Dishay Hooyadii Dhashay Naagti Ay Isqabeen

March, 20, 2013
"XASBIYA ALLAHU WA NICMAL WAKIIL" Haweeney Soomaali ah oo ...
swahiligal

Naag Kenyaanti Ah Oo Ka Hadleeso Diinta Muslimka Waxa Ku Kalifay In Ay Qaadato “Daawo”

March, 20, 2013
Nagtaan  kayeentiga ah ayaa mudo dheer waxay heesatay ...
shiishad-150x150

Daawo Muuqaal Aad & Aad Looga Naxo Haweenka Soomaaliyeed Ee Shiishada Isticmaala Oo Kusoo Badanaya Nayroobi.

March, 18, 2013
Waxaan halkaan idin kugu gudbinayna muuqaal runti ah ...
download

DAAWO MUUQAALKA:-Fadeexadii Ugu Xumeyd Iyo Dhaqan Aan Lagu Aqoon Soomalida Ay Ku Kacayan Ciidamo Ka Tirsan Dowlada!!!

March, 14, 2013
Video Muuqaal ah ayaa laga helay koox ka ...

“Daawo” Sawirka Maanta Iyo Fikradii Amin Arts & Dhamaan Bahda Saxaafada

March, 5, 2013
asdfh

“DAAWO” MUUQAAL Naxdin Leh Nin Xaaskiisii Hore Oo 3-Caruur Ah Uheyso Mindi Nafta Kaga Qaadi Rabay Kadib Markii Aay Diiday In Aay Isku Soo laabtan.!!!

March, 5, 2013
Sida aay Sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Burco ...
soomaaliya

Maxaa isku xalin lanahay maadaama aynu isku Af-nahay iskuna Diin-nahay

January, 18, 2013
Akhiyaarta aynu jecelnahayoow maanta waxaan maqaalkeenaan ku soo ...

raadi