Xaqiiqooyin Ku Aaddan Jacaylka oo Aadan Horey U Maqlin “ Jacayl La’aantii Noloshu Qiimo Ma Laha”

0
68

Sidaan og nahay jacaylku waxa uu leeyahay qeexitaanno farabadan, marka aan dhanka waaqiciga ka fiirinno jacaylku waa sida badweynta oo kale oo hararku hadba ay meel la aadaayaan inuu guuleysatana waxey u baahan tahay in dadaal badan lagu bixiyo sidii uu uguuleysan lahaa, waa dareen xooggan oo kuu jida  dhanka ruuxa aad dooneyso ee ay naftu caashaqday.

Hadab, maanta waxaan idiin soo gudbineynaa macaluumaad nafsi ah iyo xaqiiqooyin  jacaylka ku saabsan oo ay habboon tahay in qof kastaa uu wax ka ogaado.

-18% ayunbaa ku guuleystay iney helaan lamaane ay aaminsan yihiin inuu guurkooda ku habboon yahay naftooda uu u qalmo.

Daraasaadka la sameeyay waxey tilmaamayaan in lamaanaha mid walbaa mid kale uu dareenka uu u hayo uu gaarsiiyo, laakiin dumarku si hamuun badan kana kalgacayl badan ragga ay ugu muujiyaan.

Warbixinta oo dhammeystiran ka daawo muuqaalka halka hoos: