Waa maxay sababta dadka geerida ugu baqayaan.!?

0
124

Waxaa isweydiiyay su,aashaan Oo Inta badan maangeyga kusoo noqnoqotay.
“Why are people afraid of dying?” Waa maxay sababta dadka geerida ugu baqayaan.!? Waxaa isku dayay inaan si cilmi ku dhisan fahan qoto dheer ah inaan u ogaado.

Faysluufkii caanka ahaa reer Danish aamisanaa aragtida” Existential philosophy ” فلسفة وجودية ” Oo lamacna tahay jiritaanka falsafadeed ayaa ku faaqidaayo buugiisa lamagac baxay” The Sickness Unto Death” sadaxda qeybood ukala baxaan quushashada qofeed.

Haddii aa isku dayo inaan “General concept” si guud u sharaxo waxuu ku bilawaa sida tani.”Despair of being conscious of death ” in uu ruuxa ka biyo diido ama ismoogeesiyo xaqiiqda dhabta ah ugu danbeynta lahureen taasina kamitahay geerida. Midda xigtaana waa ” Despair on rejection of being yourself” in ruuxa isdiido ama is aqbalin ahaanshihiisa mar waliba doorbida in uu ahaado ruuxa kale inkiraane xaalada uu ku jiro dhabta ah” Despair of being yourself”

Calaamadaha waxee caddeen u yihiin dadka lagu karto nolasha aan u la,aheen macnaha” meaningless”
Sidoo kale faysluufkii reer Germany “Martin Heidegger” Buugiisa lamagac baxay” Being and Time ” waxuu dadka badana ku tilmaama waxa afka
Germany lagu dhaho” Das-man” Oo kale jeedo dadyowga inta badan iska nool cuno,cabo jecel isku ekeensiinta dadyowga kale curin aragtiyada kabaqo waxa qarsoon jacel copy kareenta”The unintelligent man the slave mentality” dadka waa kuwa ka baqo geerida aana rabin in xaqiiqda.

Halka kuwa kale u bixiyay “Authenticity” Daacad ama” originally face “Marne kama weecdaan runta ismana moodsiyaan qiyaaliga inta badan.Waxee qataan masuuliyadda waana “Independence personally” kuna tiirsan nolashooda kamadax banaan kooxeesiga ahne” realistic” ugu danbeytii geeridu ma ahan wax la,ismoodsiiyo waa qeyb kamit ah wayadeenna .Imaanshaheena anaga maba la,aheen maba jirto sabab looga baqaaa geerida. !!

Buugaagta waxaa ka heli kartaa Amazon Online ama Internetka Pdf ahaan.

Qore: Rashaad Osmail Hussein.