Waa kuma Markhaatiga soo taagan

0
46

Markhaatiga soo taagan:

Al Shabaab waxay qaabeynayaan qorsheynayaan, diyaarinayaan sida loo fulayo, u dhacayo loona geysan karo weerar kale oo dhimasho baaxad leh sababa, inta kale ee ay ka mid yihiin kuwa la doortay, kuwa la magacaabay iyo kuwa hamiga xildoon uu ku jiro ku mushquulsan yihiin arrimo kale oo aan aheyn Al Shabaab sida sidee loogu doortaa, sidee dib ugu heshaa xukunka, sidee kii kaa soo horjeeda uga takhluustaa, sidee ku heshaa taageero aad kursi ku gaarto ama ugu sii fadhido, halkaas waxaa ku lunta himiladii iyo yoolkii nabad amni dalka loogu soo dabaali lahaa.