Waa kuma laba qaa’n ee qiyaamay shacabka soomaaliland ?

0
39

Bishan waxaa Loo dabaal degayaa xuriyadda Soomaaliya iyo midnimada!

Sida ay taariikhda u qori-doonto iney jireen dad reer waqooyi ah, oo sharaf leh oo midnimada keenay, una dhintay, waxaa kale oo qori-doontaa Khiyaanada Galeyr iyo Buubaa, oo markii ay magac, maamuus iyo xoolo ka heleen Muqdisho, ku caasiyey, oo hoos tagay koox gooni-u-goosad ah, oo hal jufo ah!

 

abdicasiis gurbiye