Maxay tahay arinta kaa qarsoon ee ku jirta in Dowladda Qadar ay Farmaajo ka dhigatay Safiirka soomaaliya ee iyada

0
18

atar Waxaa Ay Bixisaa Lacag Ka Badan Canshuur Bixiyeyaasha Muqdisho!

Dowladda Qatar ayaa isbaaro dhigatay waddada ugu muhiimsan Muqdisho, waa inta u dhaxeysa Tarabuuka iyo KM4, Hodan. Tolow maxay ku muteysatay!

Maadaama ay Doxa siiso Villa Somalia miisaaniyad gaar ah, oo ka baxsan midda qaranka, weliba boqolaal milyan oo dolar ah, waa haloo yeelo, dalka iyagaa iska leh, dadkana haku darsadeen!