Mareykanka oo sidex xubnood muhiim ah Al shabaab ku dilay sh/hoose

0
15

Saddex xubnood oo Shabaab ah ayuu sheegay marayka in uu ku dilay weerar dhinaca Cirka ah oo Axadii 5-ta May ka geystay deegaanka Toora Tooroow oo ka mid ah Saldhigyada ugu waaweyn ee Shabaab ku leeyihiin Gobolka Sh/Hoose.

“Duqeymaheena aan ku taageereyno Soomaaliya waan sii wadi doonaa inta laga ciribtirayo shabakada argagixisada ah,” ayuu hadalkiisa ku daray Gregg, sidda ku xusan bayaanka ka soo baxay Africom ayuu yiri Agaasimaha howlgallada AFRICOM Gregg Olson .