SAWIRRO: Itoobiya hada Waxaa Ka Socda Shir Looga Hadlayo Arimaha Federaalka.

0
157

Waxaa Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ka furmay Shir looga hadlaayo arrimaha Federaalka Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiiro ka socda maamul goboleedyadda dalka ka jira sida Wasiiradda Arrimaha Gudaha.

Waxaa sidoo kale ka qeyb galaya Shirka Wasiiradda Dastuurka dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya.

Waxaa Shirkaan si weyn diirada loogu saaraya Arrimaha horumarinta Faderaalka Soomaaliya, iyo sidoo kale dhismaha dowladaha Hoose.