SAWIRRO: Ciidamadda Mamulka Puntland Oo Howlgal ka wadda Gobalka Barri.

0
217

Ciidama Mamulka Puntland ayaa saa cadihii lasoo dhaafay waxa ey howlgalyo kawadeen Buuraha Gobalka Barri kaas oo Sarakiishooda ay shegeen in amniga lagu xaqiijinayay.

Deegaenada ey Howlgalka ciidamada ey kawadaan waxaa kamid ah deegaanka Hirweyne iyo buuraha Calmadoow ee isla Gobolka Bari halkaas oo fariisin ay ku leeyihiin Ciidamo ka tirsan Daacish-ta Soomaaliya.

Hogaamiyaha Saraa kiisha ciidanka aya warbaahinta la hadlay waxa uu sheegay iney baadi goobayan rag katirsan Kooxda Daacish.

By:Abdirisak(BulBul)

http://www.codkabulshada.com