Qarax Dad Badan ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Magaalada Cadan ee Dalka Yeman.

0
147

Qaraaxaani ayaa ka dhacay magaaladda Cadan oo ku taala Koonfurta Dalka Yeman.

Qaraxan ayaa ahaa Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay oo lala bar tilmaamedsaday xarumo ey dagan yihiin dowlada yeman.

qasaaraha dhimasho qaraxa ayaaa gaaraya ilaa iyo 5qof oo ku dhintay qaraxaas inkastoo ey intaa ka badan yihiin dhawaaca balse ilaa iyo hada macada qasaaraha dhabta ah ee uu dhaliyay qaraxa dadkii ku dhaawacmay qaraxa ayaa waxaa lala orday goobaha caafimaad si lo dabiibo xaaladooda caafimaad.

Sargaal sare oo ka tirsan ciidamada ammaanka ayaa laga soo xigtay in gaari la qarxiyay ay wateen koox ka tirsan Al Qaacida,balse arrintan lama xaqiijin.

Qaraaxa ka dib ayaa waxa iska horimaad uu ka dhacay dibadda dhismaha .

By:Abdirisak(BulBul)