Maxaa Kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Iyo Mamul Goboleedyada Dalka. AKHRISO.

0
142

Waxaa goordhow magaladda muqdisho lagu soo gaba gabeeyay shirkii madaxda dowladda iyo mamul goboleedyada dalka.

shirkan oo mudo todobad ah socday ayaa manta lasoo gababeeyay iyadoo shirka uu kasoo baxay qodobo aad muhiimsan waxaana laga soo saaray war murtiyeed ay ku heshiiyeen Madaxda.

HOOS KA AQRISO QODABADDA

By:Abdirisak(BulBul)