Hordhac: Xogta aad Ugu Baahan Tahay Kulanka Adag ee Dhaxmarri Doono Chelsea vs Man United

0
145

waxaa jirro kulan kalle oo adag una dhaxeeya kooxaha Chelsea vs Man United waa kulan kalle oo aad uadag.

kooxaha galapta ila iyo caawa ciyaari doona ayaa kalla socda 2magaalo.

Mam United,Man City labadoon kooxood waxay kasocdaan Gobalka Manchester.

halka Asenal,Chelsea igana ey ka dhisan yihiin London.

Xanta ciyaaraha ayaa ah iney ciyaarayaan labo magaalo Manchester iyo London.

WAQTIGA:7:30Pm Ee Geeska Africa

GAROONKA:Stamford Bridge

GARSORAHA:Taylor

KOOXAHA:Chelsea vs Man United

SHAXDA MACQUULKA AH:

Chelsea (3-4-3): Courtois; Azpilicueta, David Luiz, Gary Cahill; Zappacosta, N’Golo Kante, Drinkwater, Alonso; Pedro, Alvaro Morata, Eden Hazard.

Manchester United (4-2-3-1): De Gea; Ashley Young, Eric Bailly, Jones, Valencia; Herrera, Matic; Rashford, Mikhitaryan, Juan Mata, Romelu Lukaku.

By:Abdirisak(BulBul)