Dowladda Soomaaliya Oo Amaantay Hanaanka ey Usocoto Olalaha Doorooshada Somaliland.

0
160

Shirka Madaxda Dowlada iyo Madaxda Mamul Goboleedyada dalka oo saacado kahor lagu so gaba gabeeyay ayaa waxaa lagu soo hadal qaaday Habsami Socodka Doorashada Soomaaliland.

Sidoo kalle Dowladda Waxay ey sheegtay iney soodhaweeneyso Olalaha Doorashada Soomaaliland.

“Waxaan bogaadinaynaa doorashadda maamulka Somaliland, taasi oo si wanaagsan u socota, waxaana rajeynaynaa in ay si nabadgalyo ah ay kusoo dhamaato” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Dowladda Dhexe iyo maamulada.

Somaliland walli waxaa ka socda olalaha doorashooyinka iyado magaalooyinka lagu dhax arkayo ollaha Xisbiyada ka jirra soomaaliland.

By:Abdirisak(BulBul)