Dhageyso: Maamulka Gobalka Hiiran Oo Kulan La Yeeshay Ha’adaha Samafalka.

0
144

Kulankaan ayaa Waxaa Magaladda Baladweyne Ee Gobalka Hiiraan Ku Yeeshay Qaar Ka Mid ah Masuuliyiinta Mamulka Gobalkaas iyo Madax ka socotay Ha’adaha Samafalka.

Kulankaan ayaa looga arinsanayay sidii loo dardar gelin lahaa la xisaabtanka iyo iskawarqabka maamulka iyo Hay’adaha iyo sidii loo caawin lahaa Bulshada dantayar ee ku nool Gobolkaas.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa markii uu kulanka soo gaba gaboobay Saxaafada la hadlay waxa uuna ka sheekeeyay waxyaabihii ugu muhiimsanaa oo ay isla garteen intii uu kulankooda socday.

Waxaana Uu Gudomiyaha Uu Carabka Kudhaftay Inuu Kulanka Ahaa Kulan Isla Xisaabtan Iyo wax qabadka Ha’adaha Kahool galla Gobalka Hiiran iney la yimaadaan wax qabad aad ufiican ey caawinaayan dadka dadta yar ee ku nool Gobalka.

By:Abdirisak(BulBul)