DEG DEG: Waxaa Soo Idlaaday Shirkii Madaxda Dowladda Iyo Mamul Gobaleedyada Dalka.

0
141

In ka badan 5maalin oo uu socday Shirkan madaxda Dowladda Iyo Mamul Goboleedyada dalka Ayaa waxa lasoo sheegayaa inuu soo idlaaday.

Mana jirto ilaa iyo hada madaxda ka qeyb gashay shirkan oo walli lahadashay war fiyenada.

Shirkaan ayaa Maalmihii lasoo dhaafay, waxaa Shir Gudoominaayay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ka qeybgalay ,Ra’iisul Wasaare Kheyre, Madaxda maamul goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Wixii looga hadlay iyo Ajan dihii Looga hadlay Shirkan dib ayaan idinla wadaagi doonaa ahaddii uu alle imdo.

By:Abdirisak(Bulbull)