Modric: Real Madrid Wax walbo kafillo iyo guulihii lagu yiqiin.

0
227

Marka laga yimaado in uu soo bandhigay qaab ciyaareedkiisii ugu liitay ololahan, hadana Luka Modric waxa uu aamisan yahay in Real Madrid ay soo kaban doonto, sida uu sheegay oo ay mar walba sameeyaan.

Modric dhexda ayaa lagu dumiyey kulankii Wembley wuuna ku guuldarreystay in uu ka arimiyo inta ay dheeshu socotay oo dhan.

“Real Madrid kol walba wey soo kabataa,” ayuu sharraxay mar uu warreysi siinayey BeIN Sport.

“Waxaa na soo maray marxalado adag hadda ahor mar walbana waan soo kabanay.”