Mareykanka oo Joojinaya Barnaamijka Bakhtiyaa-nasiibka(Lottery Visa)..

0
424

Madaxweynaha Dowlada Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuu kala shaqeyn doono Koongareeska sidii loo joojin lahaa barnaamijka bakhtiyaa-nasiibka ee sanad walbaa ay kumannaan ruux ku yimaadaan Mareykanka.

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib marki la sheegay in ninki Talaadadi baabuurka dadka ku jiirsiiyay gudaha magaalada New York uu ku yimid barnaamijkaasi loo yaqaano Lottery Visa